Waa buug cusub waxaadna ka heli kartnaa xarumaha hoos ku qoran iyo wakiiladaan: -

UK Cabdi Yare                     Tel       +44-9746385499.
Kenya C.risaaq Cirro           Tel       +2547-22928442. ama cirrotiif@hotmail.com
Mambaasa C.laahi Musse    Tel       +254-722303091
Bosaaso iyo Garoowe:           Tel       +2529-0794008.
Galkacyo      Xaawo Siciid    Tel      +2525-755941

 

Qoraaga Buugga:   C.risaaq Ismaaciil Xaashi (Cirro)


Tusmo

HORUDHAC
MAHAD CELIN
CUTUBKA 1AAD

  1. Aragtida Guurka ee Islaamka
  2. Faa’iidooyin Guurka
  3. Sida Ilmahaaga Loogu Dooro Hooyo Wanaagsan adna Loo Xusho Xaas Wanaagsan  
  4. Astaamaha Gabadha Wanaagsan
  5. Astaamaha gabadha aan fiicnayn
  6. Sidaad Gabadhaada uga Ilaalin Lahayd Nin Xun?
  7. Sidee bay Gabadhu Iskaga Ilaalin Kartaa Nin Xun?
  8. Sida Ilmahaaga Loogu Dooro Aabbe Wanaagsan adna Loo Helo Nin ku Anfaca  
  9. Astaamaha Ninka Wanaagsan
  10. Calaamadaha Ninka Xun
  11. Ma Rabtaa Gabadha Gabdhaha ugu Quruxda Badan?
  12. Jacaylka Iyo Qaybihiisa..
  13. Jacaylkii Bariira iyo Muqiith
  14. Calaamadaha Jacayka
  15. Daawada Jacaylka
  16. Talabixin Arooska iyo Aroosadda
  17. U-noqo Ninkaaga Addoon (Sheeko Gaaban)
  18. Waano Guud iyo Xikmado
  19. Sidaad ku Kasban Lahayd Maskaxda Xaaskaaga iyo Jacaylkeeda
  20. Sidaad ku Kasban Lahayd Jacaylka iyo Ixtiraamka Ninkaaga
  21. Sida Qoyska loo Maamulo
  22. Qiso Dhab ah
  23. Afar Ficil oo aan Dumarku Illoobin
  24. Qisadii Ummu SalamaCUTUBKA 2AAD
  25. Waxyaabaha Keena in Dumarka Lafuro
  26. Wax Yaabaha Keena in Nin-ka  La’iska- Furo
  27. Waxyaabaha sida Guud u keena Burburka Qoyska
  28. Dhibaatada ka Dhalata Is-furida.

CUTUBKA 3AAD

  1. Dhibaatooyinka Wallaca iyo Uurka
  2. Quudinta & Cuntasiinta Hooyada Uurka Leh
  3. Faa’iidooyinka Naas Nuujinta
  4. Caanaha Hooyada Waxa ay Kakooban Yihiin

CUTUBKA 4AAD

  1. Habka Korinta Ilmaha
  2. 45 Qodob oo Mihiim u ah Barbaarinta Ilmaha
  3. Sida Ilamaha Caqiidadooda loo Ilaaliyo

CUTUBKA 5AAD

  1. Xaqa Waalidka
  2. Faa’iidooyinka Sama-falka Waalidka
  3. Cirib Xumada Caasiyidda Waalidka
  4. Sheeko Xanuun Badan
  5. Sida aad Aduunka iiga Ilaalisay Quruxda, Eebbe Jannada Hakaaga Ilaaliyo
  6. Aabbahaybaa!!  (Qiso-dhab ah)
  7. Calaamadaha Waalid Caasiga
  8. Qiimaha Hooyadu Leedahay

CUTUBKA 6AAD

  1. Kala Cabasho Ragga iyo Dumarka
  2. Maxay Nimanku Nooga Qarsadaan Jacaylka?
  3. Ma Doonaysaa Gabdho ka Fiican Gabdhaheenna?
  4. Dhibaatooyinka Internetku u keeno Qoyska
  5. 50-sano Jir aan Weligiis Guursan oo Ka Sheekeynaya Sababta uu Uguursan Waayey
  6. Dumaroow iska Qosla … Ragoow  Ila-ooya

Gaba-gabo

  1. Magacyada Nabiyada Qur’aanka lagu Sheegay
  2. Magacyada Shanta Ulul-Cazmiga ah
  3. Magacyada Khulafaa’u Raashidiinta
  4. Magacyada Tobanka Saxaabi oo Jannada loogu Bishaareeyay.

Dar-daaran

Tixraac